Qeexid

".r F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fax oo kali ah:
  • "Dhamaan gobolka inaga ayaa gacanta ku hayna, waxaana noo dhiman faafax-dhuun oo aan ku wajahanahay, waxaana nahay ciidamo Somali iyo Ahlusunna isku jira" ayuu yiri Col.
  • Diblomaasiga uma haboona in uu madaxweynahiisa ama wasiirka arrimaha dibadda ugu warbixiyo telephone ama fax ama Internet maxaa yeelay waxa laga yaabaa in basaasiinta waaweyn ee dalkaasi joogaa ay heli karaan macluumadka la isku dirayo.