Qeexid

"(-ooyin, m.l) Jawaabta mufti ka baxsho arrin diin ku saabsan oo adag."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fatwo oo kali ah:
  • Waxaa maskaxda loogu shubay in murtida iyo fatwooyinka ka soo baxa Osama Bin Laden oo ah Aabaha casriga ee Islaamka hubeysan ee siyaasadeed ay yihiin kuwo aan la diidi karin, murtidooda iyo awaarmirtgooduna tahay muqaddas!
  • Kaaga daranee wixii nebi-ammaan ahee af-Soomaali ahaa waa loo “fatwooday”, oo la yiri waa “shirki” ama “quraafaat” ama “makruuh”.