Qeexid

Baaritaan meel ama wax lagu sameeyo. ld fatish1, fetesh1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fatash oo kali ah:
  • Raashinka dhacay ee la qabtay ayaa isugu jira Bur, Bariis, waxaana sidoo kale la qabtay bagaash dhacay sida Nacnac, Buskut iyo wax la mid ah, iyadoo fatashkan uu noqonayo kii ugu horeeyay oo mudooyinkan laga sameeyo Suuqa Bakaaraha.