Qeexid

"Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fatahaad oo kali ah:
  • Qoysaskii uga barakacay degmada Baladweyne fatahaadaha uu sameeyay Webiga Shabelle ayaa sheegay inay dhibaatooyin badan kasoo gaareen dagaaladii saakay ayna uga dhaawacmeen dhowr qof oo barakac ahaa.
  • Intaas waxaa dheer aafooyinka ka dhashay abaaraha iyo fatahaada oo baabi’iyey wax soo saarkii beeraha iyo xannaanada xoolaha intaba.