Qeexid

"ld fatihid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fatah oo kali ah:
  • Gobolka Hiran oo cabsi ka qaba fatahaad Waxaa baqidin weyn ay la soo daristay dadka ku nool magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii wabiga Shabele soo buuxdhaafey uuna qarka u saaran yahay fatahaad.
  • Hay'adaha samafalka ayaa sidoo kale waxay ugu baaqeen dhammaan kooxaha Soomaalida in ay damaanad qaadaan howlaha gargaarka in ay gaaraan dadkii loogu tala galay, gaar ahaan kuwii fatahaada waxyeelaysay.