Qeexid

"Wax fasir u helid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fasiro oo kali ah:
  • Yamyam ayaa ku dhiiraday inuu fasiro macnaha qabiil; wuxuuna yiri, waa “Qab” iyo “iil” ahna labo eray oo la kulmiyay.
  • Qaamuus waa buug oo erayga ama luqadaha fasiro. qaamuuska waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa, luqadaha kale. badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay, alifbeetada, si oo u fududaado, radinta xarafka aa raadineesid.