Qeexid

"Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir1 (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fasiraad oo kali ah:
  • Marxuum Cumar Shariif, ayaa maanta lagu wadaa in lagu aaso qubuuraha degmada Marko ee Gobolka Sh/oose iyadoo shacabka degmada Marko ay fasiraado badan ka bixinayaan dilka marxuumka.
  • Waxa uu urursaday kutub arrimahaas ka kalmeeyay, waxaana si weyn waxtar ugu noqday luqadda Carabiga oo uu ku mutaystay in wax laga weydiiyo, loogana dambeeyo naxwaha iyo fasiraadda afka Carabiga.