Qeexid

"ld Fasiraad; fasil1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fasir oo kali ah:
  • Bakiin ayaa falkaan ku fasirey in wariyahaan uu soo galey kulan ka socdey xarunta gobolka Bosaso kaas oo aan laga casumin.
  • Mar la weydiiyay in hadalo badan ay ka keeneen aqoonyahada Somalida sida uu isfahamku u dhacay, ayaa wuxuu ku jawaabay: "Waa run in hadalo badan laga keenay, balse sida loo fasiray isfahamka ayaan ahayn sida uu u dhacay".