Qeexid
Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).
[-lnaa, -lnayd]
f.mg4Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).
Fal / verb
m.l
Qeexid: Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir2 (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld fasiraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) ld fashalan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: ld fashalan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la fasiray ahaansho.
Qeexid Xigta: ld fasilan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld fasirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax sixran noqosho.
Qeexid Xigta: Beer wax la falay noqosho.
Qeexid Kale: Dhul wax la banneeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
Qeexid Xigta: “F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld Fasiraad; fasil1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.
Qeexid Xigta: Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la falay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin.
Qeexid Xigta: ld fasil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld fasilnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan.
Qeexid Xigta: Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) ld falan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (daaw.) Dhaawac caallirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]