Qeexid

"ld fashalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fashilin oo kali ah:
  • "Markabka ganacsi waxaa ku socotay rasaas, marka aan u dirnay diyaaradda qummaatiga u kacda, waxana fashilinnay isku daygii afduub ee ay burcaddu damacsnaayeen," ayuu yiri sarkaalka diiday inuu is-magacaabo.
  • Cidi kuuma jeeddee hays fashilinin ilayn buubaal biyo uurkiisa ku jira ayuu ka didaaye.