Qeexid

"(-lmay, -lantay; -lmi) ld fashalan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fashilan oo kali ah:
  • Aqoontoodii way fashilantay maadaama ay hagi kari wayday midnimo macno samaysa.
  • Shariif ay ku fashilantay qaabkii loo soo dhisay, ayna caawinaad waydiisatay dalalka cadowga ku ah Somalia iyo shacabkeeda.