Qeexid

Guuldarro.

Qeexid Xigta

ld fashalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fashal oo kali ah:
  • Safiirkii Liibiya Naaji Axmad iyo Fatxi oo u qaabilsan safarada arrimaha dhaqanka ayaa gabaldhacii shaley dib loogu celiyey gurgooda oo ku yaala KM4 iyada qafashalada sheegteen ururka Maxaakiimta.
  • Xarakada Al-Shabaab oo sheegtay inay fashaliyeen duulaan ay fariisimadooda ku qaadeen ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Itoobiya.