Qeexid

"Oggolaan."

Qeexid Xigta

Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fasax oo kali ah:
  • -jirka reer Australia waxay sheegtay in saygeedu hadda u fasaxay ka qaybgalka tartanka Manchester.
  • Wasiirka Difaaca Uganda wuxuu carabka ku balaariyay in go'aanka ciidamadooda loogu fasaxay inay dagaal geli karaan uu yahay mid kasoo baxay golaha amaanka ee AU-da, iyadoo horay madaxda Afirka ay go'aankan ku gaareen shirkii Libya.