Qeexid
eeg fasasi.
eeg fasasi.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (daaw.) Dhaawac caallirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fasas2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: (daaw.) Dhaawac caallirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Caallir dhaawac yeesho.
Qeexid Xigta: F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Fasas qaybsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oggolaan.
Qeexid Xigta: Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Oggolaansho siin.
Qeexid Xigta: Hawl ka nasin (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld fasakhid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: /mg1 ld fasakh2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir2 (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sasi,
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld Fasiraad; fasil1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qaybaha buug lee yahay midkood.
Qeexid Xigta: Heerarka waxbarashada dugsiga midkood.
Qeexid Kale: Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin.
Qeexid Xigta: ld fasil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: ld fasakho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -khay, -khday
Qeexid: (f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli).
Qeexid Xigta: (f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax fasir u helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan.
Qeexid Xigta: Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]