Qeexid

"eeg fasahaadi. ld fasahaadis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fasahaadin oo kali ah:
  • Fasahaadinta iyo xero-ka-saaridda dhallinyarada wax aka sii daran khilaafaadka iyo colaadaha ay ka dhex huriyaan bulshada dhexdeeda.
  • Isticmaalka maan-dooriyayasha kala duwan ayaa qayb weeyn ka qaata fasahaadinta dhallinyara.