Qeexid

"Dawga toosan ka weecin."

Qeexid Xigta

Cid kibrin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fasahaadi oo kali ah:
  • Cutba iyo Sheyba oo meeshoodii ka daawanayey ayaa midkood kii kale ku yidhi "Maxammed wiilkii waa kaa fasahaadiyey".
  • Fasahaadinta iyo xero-ka-saaridda dhallinyarada wax aka sii daran khilaafaadka iyo colaadaha ay ka dhex huriyaan bulshada dhexdeeda.