Qeexid

"Dawga toosan oo laga leexdo."

Qeexid Xigta

Kibir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fasahaad oo kali ah:
  • Hay’adaha inta fasahaadka wada halaga mastaafuriyo dalkeena aqoonsina imika ayuunbaan inoogu dhaw dhaw halkii safaaradahana waxa ku jira hay’adaha.
  • Hebel baad la saaxiibtay wuu ku fasahaadiyey, natiijadii saaxiibtinimadiisana waad aragtay laakiin miyaad aragtay mid intuu kuu yeedho gacanta ku qabta si uu kuu toosiyo.maxaad isugu dayi wayday in aad ku dhacdo dariiqa toosan?