Qeexid

"F. ah: qof farxadi hayso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farxaan oo kali ah:
  • Waxa la xaqiijiyey in ay dadka noocan ahi farxaan oo keliya marka ay helaan macaash fara badan, hase yeeshee waxa taa barbar socda werwer ay ka qabaan khasaare ka daba yimaada.
  • Way ku farxaan silica ummada Somalia wayna ka naxaan wanaageeda, kuwaasi sidaan horey u sheegay khayr koodu wuu yar yahay, fidnadooduna way badan tahay.