Qeexid

"Farshaxan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farshaxannimo oo kali ah:
  • Af Soomaali hufan iyo farshaxannimo heer sare ah iyo weliba cilmi-baadhis caddaymo wadata ayuu ku lafa guray mawduuca murankan.
  • Quwaddaas waxaa ka soo saari kara uun qof Eebbe ku mannaystay awood gaar ahaaneed, awood loo dhasho oo qofkaasi uu Eebbe hibo ugu siiyay u adeegsiga farshaxannimo ee erayada afka – aftahanimo.