Qeexid

"Fanka qoridda, aslidda, soohidda, falkinta iwm."

Qeexid Xigta

Qof fanka qoridda, aslidda iwm aad u yaqaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farshaxan oo kali ah:
  • Amin waxoo sameeyaa Sawiradda farshaxanka ah, oo ku saabsan siyaasiinta iyo shacabka soomaaliyeed, waxaana laga daawada sawiradiisa ciwaanka uu leeyahay oo ah (aminarts.
  • Waxbaaraha iyo qoruhu na kama maarmi karaan adeegsashada qaabab ay wax u xigtaan—waa haddii ay danaynayaan adeegsashada aragti, qoraal, hadal, maqal-muuqaal amma farshaxan uu qof kale leeyahay, qoray, dhahay, jeediyey amma sameeyay.