Qeexid

"Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farsamee oo kali ah:
  • Warshadhaha: Warshadaha dalka Monaco waxa ay farsameeyaan qalabka dhismaha waxana ay aad uga hawlgalaan soo dhawaynta dalxiisayaasha.
  • Haragga iyo saamaha oo qani uu ku yahay dhulkeenu, una baahan hanti yar oo lagu farsameeyo, waa hubaal in ay inagaga baxdo malaayiin doollar oo saamayn weyn ku leh culeyska dhaqaale ee dusha ka fuulay danyarta reer Somaliland.