Qeexid
Wax la farsameeyey ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax la farsameeyey ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg farsamaysan. ld farsamaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg farsamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Wax la sameeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la sameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld farsamaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: eeg farsamaxun. ld farsamaxumaansho, farsamaxumi, farsamaxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Aqoon iyo tab lagu qabto hawlgacmeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: farsamo gacanta lagu sameeyo iin lahaansho.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la faariyey ahaansho (caano).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld farsamaxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld farsamaxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld fekersan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Qof xirfad baranaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax faraqarraray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: qof farsamo aad u yaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]