Qeexid

(-nno, m.dh) Qof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farsamayaqaan oo kali ah:
  • Shaqadiisii u horreysey wuxuu ka bilaabay ciidammadii badda ee Soomaaliya oo u ka ahaa sarkaal farsamayaqaan ah.
  • Waxa kale oo su’aali ka taagan tahay farsamayaqaannada loo xulay xallinta cilladaha kala duwan ee ku yimaad adeegyada lagu fulinayo hawsha miyaanay shaqayn, mise waddadii khubarradii Hindida ahaa ayey raaceen?