Qeexid

"(-iimo, m.l) Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farriin oo kali ah:
  • Waxa kale o farriin calaa-cal ah ku hadaaqay Veron oo yidhi; “Waxaanu seegnay rajadii hanashada horyaalka, waana mid ay nala qabeen dhammaan reer Argentina.”
  • Waxay tiri cabashaan sidaa ee cabdow farriintan iga gudbi.