Qeexid

"/dh (-rro, m.dh) Labada ganood ee ul, hangool, iwm hal cirif ku leeyahay midkood. ld faraar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farraar oo kali ah:
  • Iimaahaa siyaasadeed ayaa saameeyey sida loo rumeysan karo (credibility) siyaasiyiinta Sool ee Hargeysa fadhiday, una fududaysay marxuum Cigaal in uu siyaasiyiintaa ku qabto hangool farraaro leh.
  • Meereha Farraare wuxuu leeyahay labo dayax oo kala ah Fobos (Phobos) iyo Dheymos (Deimos).