Qeexid

"Kala duwanaanta laba wax ama ka badan leeyihiin. ld faraq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farqi oo kali ah:
  • Laakiin markii ay labada dhinac ay yeesheen shir socdey ilaa saqdii dhexe ee habeenkii Axadda, waxa soo baxaya in ay weli jiraan farqiyo waa weyn oo labada dhinac u dhaxeeya.
  • Barta dhalaalida iyo kululeynta neefahan waa mid isku dhow taas oo ka hooseysa 10 °C (18 °F); taas micnaheedu waa farqi yar oo heerkul ah ayay dareere ku noqon karaan.