Qeexid

"Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya."

Qeexid Kale

Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.

Qeexid Xigta

Xoolaha aadka u cayila.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farow oo kali ah:
  • Waxaanu marlabaad ugu baaqaynaa maamulka Farowayne inay ka waantoobaan farogalinta guracan ee noocaas ah oo aanay u horseedin dhibaato dhacda.
  • Waxaanu marlabaad ugu baaqaynaa maamulka Farowayne inay ka waantoobaan farogalinta guracan ee noocaas ah oo aanay u horseedin dhibaato dhacda.