Qeexid

"ld farmashiye."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farmasi oo kali ah:
  • Maadadahaas waxa laga iibadaa farmasiga warqad dhakhtar la’aan ah, waxaaney keeni karaan cillado dambe oo aad u yar.
  • Iyadoo Farmasiiyada waaweyni lagu arkay keliya Dawooyinka Badnoofaat, Diyaana iyo qaar kale oo la isku caddeeyo, laakiin madoobeyso aan la iibin.