Qeexid

"Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farmaajo oo kali ah:
  • Hawlaha la taaban karo oo uu qabtay waxaan ka dhegeystey qudbad uu noo jeediyey mudane Farmaajo isagoo aad ugu hanweynaa.
  • Madaxweyne Sheekh Shariif oo Galabta Magacaabay Ra'isul-wasaare cusub. 14 Oct 2010- Maxamed C/laahi Farmaajo Ra'isul-wasaaraha cusub ee Soomaaliya waxuu sheegay inuu dhisi doono Xukuumada tiro yar Tayana leh,..