Qeexid

"Nin karti iyo caqli badan; diric."

Qeexid Xigta

(fk) Waa tahay, waa hagaag.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fariid oo kali ah:
  • Fariid damiir, ayaa shalay sheegay amuurtaas inuu fiito ilkaha kaga qubi doono.
  • -Caaqil Yaasiin Caqli 3- Caaqil Nuur Cilmi Samatar 4- Caaqil Muxumed Xirsi Xuseen 5-Caaqil C/laahi Qaale Fariid 6- Caaqil Maxamed Cige Geelle 7- Isam Xuseen Aw-Muuse 8- Sh.