Qeexid

"(-llo, m.dh) ld fargashi."

Qeexid Xigta

ld faraggal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fargal oo kali ah:
  • Mingistu: Magaciisa kuuma sheegi karo ninkaa, balse furahaasi waxa uu ahaa mid dahab ka samaysan, isla markaana waxa uu mid uu boqorku sidii fargal uu farta u sudhan jiray..
  • Fargalinta Madaxweynaha ayaa timid kadib markii golihii degaanka ee hore xilka ka qaadeen duqii magaalada Galkacayo.