Qeexid

"Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faraxumee oo kali ah:
  • Laba beelood iyo ka badan oo ku dhaqan isku degaan ama degaamo isku xig-xiga waxa had iyo goor ka dhexeeya xeerar ay ku wada macaamilaan, kuwaas oo ay ku kala baxaan marka ay arimo dhexmaraan, sida dilal, xoolo la kala qaado, dumar la faraxumeeyo IWM.
  • Waxaana naxdin iyo murugo leh in meelo badan oo dunida islaamka ka mid ah ciqaabta uu mutaysto ninka faraxumeeya haweenay dhimatay uu ka culus yahay kan kufsada haweenay nool.