Qeexid

Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faraxalan oo kali ah:
  • Shacabku waa quwad iyaga oo aan qori qaadan ayey maalin gudaheed kaga faraxalan karaan kuwa ay ka seexan la'yihiin.
  • Shacabku waa quwad iyaga oo aan qori qaadan ayey maalin gudaheed kaga faraxalan karaan kuwa ay ka seexan la'yihiin.