Qeexid

"Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farax oo kali ah:
  • Diide, ayuu Ilaahay yaab u keenay, “Ma inankii aan xumeeyay baa abaalkan inoo galay, inantaad sheegtaye ma inagaa abaalkiisa gudi karaynaba, hadda ii doona,” orod isa sii daysay, waxaanay u tagtay Col-u-joog oo markaa ka faraxashay hawl raashin qaybin ah.
  • Khaliif Ciise Mudan Wasiirka Amniga Puntland ayaa aad ugu mahadnaqay masuuliyiinta DFKS wuxuuna sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin qalabkan oo ku tilmaamay mid ahmiyad gaar ah u leh Puntland oo ay si wayn uga faaiidaysan doonaan.