Qeexid

"Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin."

Qeexid Kale

ld farasaarid.

Qeexid Xigta

Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farasaar oo kali ah:
  • Lama Oga lamana hayo ilaa hada Tirakoob rasmi ah oo ku aadan Khasaaraha Caawa ka dhashay Dagaalada ka dhacay Deegaano ka tirsan Degmooyinka Yaaq-shiid iyo Hiliwaa oo ay isku farasaareen Ciidamada Dowlada iyo Xoogagga ka horjeeda.
  • Markaasaa lagu soo yaacay oo laga qabtay, iyadoo uu jilciyay (garaacay), markii la weydiiyayna sababta uu u farasaaray haweenayda wuxuu yidhi: “Maxay iyadu iigu leedahay adaa ciyaalka hayl-haylay.