Qeexid

"(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha."

Qeexid Xigta

Fardaha kooda lab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faras oo kali ah:
  • Markii uu soo galayay magaallada wuxuu Usaama saarnaa faraskii uu aabihiis saarnaa markii la dilayay.
  • Laakiin wiil-yar oo arkayey markii Maydhan faraska lagu ritay ayaa yidhi "Saw tii saaka raacday faraskii ninku watay", dabadeedna ninkii Maydhan qabay waa waashay oo waxay kaga dhegtay Maydhan, taas oo wax kasta oo la waydiiyo uu kaga jawaabo Maydhan.