Qeexid

"Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo."

Qeexid Xigta

Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faraq oo kali ah:
  • S: Ma noo sheegi kartaa faraqa u dhexeeya Manchester United iyo Real Madrid, marka loo eego nidaamka kubadda cagta?
  • Suaal: Fanaaniitii hore iyo fanaaniinta imika jooga waa maxay faraqa u dhaxeeyaa?