Qeexid
(-rro, m.dh) (c.nafl.) Naasley yar, god uu dhulka ka qotay ku nool oo leh laba ilig oo dhaadheer iyo af dhuuban. ld ferenfer.
(-rro, m.dh) (c.nafl.) Naasley yar, god uu dhulka ka qotay ku nool oo leh laba ilig oo dhaadheer iyo af dhuuban. ld ferenfer.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Orod boodboodid leh oo ay sameeyaan xoolaha iyo carruurtu xilliyada barwaaqada ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Faranfardo samayn, birinbirqayn.
Qeexid Xigta: Kor u boodboodid (siiba kalluunka marka biyaha laga soo saaro).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax farriin la faray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fandharan ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg faranfardee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld farraar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Qeexid Xigta: Hab loo qoro af.
Qeexid Kale: Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Qeexid Xigta: Cid farriin u dhiibid.
Qeexid Kale: Cid amar siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: ld ferenji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Wax aan tiro badnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin.
Qeexid Xigta: Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo.
Qeexid Kale: ld farasaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Carbin, agabar.
Qeexid Xigta: ld farabbarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo.
Qeexid Xigta: ld faraggal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Durriyad.
Qeexid Xigta: Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (xis.) Inta ay laba xaddi is dheeryihiin ama jawaabta la helo marka laba xaddi ama tibaax la kala gooyo. ld farqi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]