Qeexid
ld farammaggooggo.
ld farammaggooggo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Bahal jaadad badan leh oo badda ku nool oo leh jir buufimo yar la moodo iyo siddeed lugood ama gacmood oo dhuudhuuban oo hoos u jeeddada ku leh goobooyin yaryar oo wax ku dhega ama nuuga. ld farammuggo, faraley (1), farabbadan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo.
Qeexid Xigta: ld faraggal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Qof aan hanti lahayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax farammar leh ahaansho (qof).
Qeexid Kale: Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld faraxal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld faraxalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg farammaran. ld farammarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadid. ld farammaroori.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld farammarooji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld faraxalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld farammarooqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld farammaroojin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld farammarooqso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld farammarooqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg farammarooji. ld farammaroorin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-syo, m.l) Nooc shimbiraha hilibcunka ka mid ah; dafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Durriyad.
Qeexid Xigta: Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]