Qeexid

eeg farafaree. ld farafarays.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farafarayn oo kali ah:
  • Marka xafiiska doorashada ee degmada lagu wareejinayo baqshadaha waa in la hubiyo inay lingaxan yihiin oo aan la furin lana farafarayn.
  • Laakiin xanta caynkaas ahi runtii kuma koobna ee magaalooyin kale oo badan ayuu guux noocaas ahi ka jiraa, iyadoo ay wararka qaar leeyihiin farafaraynta xukuumadda dhexe ayaa arimaha golayaasha degaanka ku badan.