Qeexid

"(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farad oo kali ah:
  • Shariif oo difacay safaradiisa dibada Madaxweynaha Somalia Sh.
  • Faraaciinadii dalka Masar Xukumi jiray, ayaa qabsatay Falastiin taariikhdu markay ahayd 3,200 C.H, waxayna ka dhiseen Qalcaddo Safaradooda Shaam tegaya laga ilaaliyo.