Qeexid

"Durriyad."

Qeexid Xigta

Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farac oo kali ah:
  • Taariikhda rasmiga ah ee Sheekh Samaroon iyo Faraciisu mahan mid lagu soo koobi karo (Ilbaxnimada, Bulshonimo,Dhaqan,iwm) halkani base intii ilaahay naga garansiiyo ayaan halkani kaga hadli doona haduu Rabi Idmo.
  • Balse nasiib daro faracii iyo tarankii muuse moode direed..