Qeexid

"ld fiqin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faqin oo kali ah:
  • Anigu waxaan ahay Bani-Aadan waan khaldami karaa waana haleeli karaa xaqiiqda ee waxaad eegtaan ra’yigeyga wixii dhamaan waafaqa Kitaabka iyo Sunnada qaata, wixii dhamaan aan waafaqin Kitaabka iyo Sunnadana ka taga.
  • Anigu waxaan ahay uun Bani Aadan waan gefi karaa waana haleeli karaa Xaqiiqda ee waxaad eegtaan ra’yigeyga wixii dhamaan waafaqa Kitaabka iyo Sunnada qaata, wixii dhamaan aan waafaqin Kitaabka iyo Sunnadana ka taga.