Qeexid

"(-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faqiir oo kali ah:
  • Ra’iisal-wasaaraha Sweden Goran Persson, ayaa isna tilmaamay in tallaabo laga qaado wadamada faqiirka ah ee Qaxootigu kaga yimaado Yurub ay keeni doonto, Qaxooti hor leh oo kaga soo fataha dalakaas oo sii kordhiya mushkiladda hadda taagan.
  • Barlamaankooda waxoo ka koobanyahay 300 oo Xildhibaan, 81 ayaga ka mid ah neh, waxee ka imaadeen meelaha ugu faqiirsan wadanka.