Qeexid
Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho.
Qeexid Xigta
Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho.
Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg faqdiiran. ld fakiirnaan, fakiirnaansho, faqdiirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld faqdiiran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax falliirmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax falliirmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld faqdiirnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la fasiray ahaansho.
Qeexid Xigta: ld fasilan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax falfalliir leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax falfalliir leh noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Naag sabool ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax farriin la faray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fandharan ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel, maro iwm wax la riiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Hoore saafi ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan larnayn ahaansho.
Qeexid Kale: Wax badan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld faran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: Wax midab giir ah leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la xiiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Hoore saafi noqosho.
Qeexid Xigta: Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]