Qeexid

"Hadal hoos la isugu sheegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faq oo kali ah:
  • Taas oo aan waafaqsanayn xeerka miino-saarka adduunka, isla markaasna kii wax barta way caydhiyaan, waxay ku xad-gudbeen dadka shacabka ah waxayna gubeen beero dad leeyahay oo ay ku dhex qarxiyeen miino.
  • "Boqolaal caruur ah ayay haysataa nafaqodaro kala soo gudboonaatay raashin la'aan, caruurta dhimatay waxaa lagu aasay deegaanada loo barokacay, balse weli khatartu waa jirtaa" ayuu yiri Xuseen Sh.