Qeexid
(xis.) Fansaar aan ku dhicin isbeddel dhaqso ah marka doorsoomaha madax bannaan ee fansaarku uu kordho ama yaraado.
(xis.) Fansaar aan ku dhicin isbeddel dhaqso ah marka doorsoomaha madax bannaan ee fansaarku uu kordho ama yaraado.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (xis.) Qaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, kutirsane kasta oo ka mid ah ururka hore (horaad) uu ku aado kutrisane keliya oo ka mid ah ururka dambe (dambeed).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro marka la raraayo.
Qeexid Xigta: ld fangelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld fangal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (xis.) Fansaarka f(x) = e oo loo qoro f(x) = exp(x). Waxa kale oo loo isticmaalaa fansaarrada noocan oo kale ah, ax, oo a ay tahay madoorsoome. Guud ahaan, waa fansaar leh doorsoomayaal loo jibaaxay jibbaar ahaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld fangelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Caabbiga ka horjeeda socodka ka dhasha dareere. Ha ahaato, socodka dareere marka uu qulqulayo ama socodka walax adke ah oo dhexmaraaya dareere. I. waxa uu ka dhashaa xoogga isliska ee ka jira dareeraha gudihiisa, waxana sababa xoogga ah isjiidadka ka dhexeeya molikuyuulada dareeraha. ld isjiidasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (xis.) Urur fansaarro oo leh astaamooyin u eg marka dhan laga eego kuwa fansaarrada tirignometeri waxaana lagu magacaabaa saynka labasaable (sinh (x)), kosaynka labasaable (cosh (x)) iwm. Waxa la xiriiraan laba saab sida ay fansaarrada tirignometeriga ula xiriiraan goobada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-rro ..., m.l) (xis.) Fansaarro leh qiime maangal sida sin(x), cos(x) iyo tan(x) ee laga helo dheehashada qaar ka mid ah saamiyada dhinacyada saddex-xagal qumman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]