Qeexid
ld fannidid.
ld fannidid.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: ld fannidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax, wax kale ka dhex raadin.
Qeexid Xigta: Wax heerheer u kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld fannid1, fannidaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Faallo.
Qeexid Xigta: ld faaqidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Laqanyo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Haweeney masrax ka heesta.
Qeexid Xigta: Haweeney fanka ku xeel dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Dusha xoolaha la rarto dhankeeda hore ee garbaha xiga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo.
Qeexid Xigta: Laqanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld gadood2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do ml.) Meyrax jilcan, si gaar ah loo farsameeyey oo weelasha la culay lagu nadiifiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
Qeexid Xigta: Anshax, dhaqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld fac (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gadood1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin masrax ka heesa.
Qeexid Xigta: Nin fanka ku xeel dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]