Qeexid

"Nin masrax ka heesa."

Qeexid Xigta

Nin fanka ku xeel dheer.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fannaan oo kali ah:
  • La soco cadadka dambe, qaybtii labaad ee taxanahan iyo waraysi kale oo ku lamaan oo aanu la yeelanay, Fannaanada weyn ee caanka ah Nimco Yaasiin Caraale oo iyana ka mid ah Fannaaniintaa ka timid dhinaca Carriga Ingiriiska.
  • Waxaa dadkii ka soo qayb galay munaasabadda ku maaweeliyay heeso aad u macaan fannaaniinta Soomaaliyeed iyo kuwa reer Jabuuti ee deggan magaalada London.