Qeexid

"eeg fanee. ld fanaysi, fangelin, fangelis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fanayn oo kali ah:
  • Waxaannu ku jirnaa nolol adag oo la sii adkeeyay; waanu asqaysannahay oo waxaannu ku hafanaynaa mawjado aannu garan la'nahay meel ay ka soo kacayaan iyo meel ay ku dhamaanayaan.
  • Fafax-dhuun maxaa igu wadiyo, cid I fanaynaysa.